
Bandhig Faneed uu Aar Maanta ku qaban lahaa Minnesota oo la joojiyay
Bandhig Faneed uu Aar Maanta ku qaban lahaa Minnesota oo la joojiyay, sababo la xiriira Visaha dal ku galka oo loo diiday Xarunta Dhaqanka iyo Fanka ee Cedar Cultural oo ay ku midaysan-yihiin dhowr jaamacadood oo ku yaala Minnesota, isla markaana ay xubno ka yihiin kooxaha fanka ,iyo jilayaal caan ah ayaa sheegtay in Viisaha […]