
Fanaanka Aar Maanta Oo Abaal Marin Caalami Ah La Siiyey
Xarunta Fanka Cedar ee magaalada Minneapolis, oo ka mid ah xarumaha ay fanaaniinta caalamka ay ku soo bandhigaan fankooda kala duwan ayaa waxa ay fanaanka Soomaaliyeed ee Xasan Nuur oo ku magac dheer Aar Maanta ay u magacaabeen Fannaanka xulashada Sanadka ee 2018 ilaa 2019. Maamulka xarunta Fanka ee Cedar Alana Hortan ayaa sheegay in […]