
Aar Maanta Iyo Ifraax
Qoraalkii Elmi Awale Rag hore ayaa laga hayaa, noloshu ba, muusiigl’aani, in ay gef ku sugnaan lahayd! Ereyo sidaas oo kale u fudfudud, misana ay ku raran yihiin ujeeddooyin aad u WAAWEYNI, waxa is haleelsiin karayo Abwaanno naadir ah. Waa dhif si loo helo Abwaan Xudeydi oo kale. Ilaahay ha inoo daayo, cimri iyo caafimaad […]