CodkaMuqdisho.com Fanaanka Aar Maanta oo ka mid ah fanaaniinta soomaaliyeed ee waayadan kuqooda ugu caansan ayaa waxa uu soo bandhigay hees uu uga hadlayo qiimihii ay lahaayeen Soomaalida isagoo waliba su’aal weydiinaya waxa doorshay Soomaalida. Aarmaanta ayaa heestan waxa uu si aad ugu eegayaa sida ay soomaalida ahaan jirtay iyo maanta sida ay yihiin ee daawasho wacan. (more…)
Hees Cusub Uu Soo Saaray Fanaanka Aar Maanta
Mahmud Abdalla Hussen “Jerry.” The Piano Man
A few years ago couple of my friends had a short stay in Dubai, on their way back to Somalia for the first time since the civil war of 1991. While lounging in one of Dubai’s luxurious hotels they listened to a middle aged man on a piano who played and sang like Stevie Wonder. My friends were surprised and shocked when the man approached them and spoke to them in perfect Somali. (more…)
SOMALIA FROM NATION OF POETS TO NATION OF PIRATES
After seeing a press release for one of my songs an international news agency contacted me. They asked me if I would like to go on their program and air my views on recent events regarding Somali sea pirates. I am not an expert on this issue so I refused. Instead I decided to write this blog to discuss about another form of piracy that as a Somali artist affects my work and me. That is the pirating of Somali intellectual property. By intellectual property I mean the creation of the mind such as musical, literacy and artistic work. (more…)
Abwaan Soomaali Ma Tahay?
More Muslims Being Discriminated Against
Faadumo Qaasim Hilowle Oo Geeriyootay
London, England. RADIOMOGADHISU
Allaha u naxariistee fanaanaddii caanka aheyd ee Faadumo Qaasim Hilowle oo maanta ku geeriyootay London ayaa lagu wadaa in maalinta Sabtida lagu aaso isla magaalada London.
Posted by aarmaanta in News, Press Release and tagged as Faadumo Qaasim, Fanaanad, Geeri, Waaberi




0 Comments / Leave a comment or question