Category:

Like & Share, all your comments and feedback are welcome. Midhihii Abwaan Baashe Sacmaal oo hore Aar Maanta ugu qoray heesta Deeqa. Laxankii Abwaanka qaranka Cabdallah Yuusuf Hanuuniye iyo musigiii curadkiisa Bashiir C Y Hanuuniye. Codkii iyo Farsamadii Aar Maanta. Dhagaysi wacan, wixii fikrad ah eed nagu soo kordhin kartaan xaga videoga loo samayn doono heestan, meesha commentka noogu soo gudbiyaa.