Menu

News

Oslo: barnaamijka dhaqanka, suugaanta iyo taariikhda soomaalida

By NorSomNews Guriga dhaqanka Norway oo marti galin doona barnaamijka dhaqanka, suugaanta iyo taariikhda soomaalida Guriga dhaqanka iyo hiddaha Norway (litteratur-huset), ayaa bisha nagu soo food-leh ee may, marti-galin doono barnaamijyo looga hadlayo dhaqanka, gabayada, hiddaha iyo taariikhda soomaalida. Barnaamijkaas oo socon doono mudo sadex maalmood ah( 5-5-2017 ilaa 7-5-2017). Dadka lagu casuumay barnaamij dhaqameedkaas, […]