September 20, 2010

Top 50 Somali Proverbs in English and Somali

 

Intaadan fallin ka fiirso
~Look before you leap ( Consider all aspects of a situation before you take any action)

Idho jaceyl isma eegaan
~Eyes in love do not dare to stare at each other (lovers’ eyes are bashful)

Hadal waa margoo kale
~Speach is like a tough bite of meat ‘tendon’

Qof aan dhididini ma dhego
~A person who doesn’t sweat, does not get his/her fill

Gar iyo geeri loo siman
~Death and justice affect all men equally

Rag haween ayaa kala hor mariya
~It’s the women who make some men succeed where others fail

Nin geed gali jirey geed loo ma galo
~Don’t expect to ambush an expert ambusher! ( Don’t try to cheat someone with the trick that’s already known)

Naag la’aani waa naf la’aan
~To be without a woman is to be without life (this indicates the crucial importance of a woman’s support)

Talo xumo tog baas bay kaa riddaa
~Bad counsel may cause you to fall into an abyss

Nin is waalaba waabiyaa hela
~The aggressive man ultimately encounters a more aggressive man


Aaddane eed ma waayo
~Human beings are never without a fault

Haween la’aani waa hoy la’aan
~Where there are no women, there is no home (no women means no shelter; therefore, as they are the main pillars of the society then without them there is no means of joyous life)

Baahi badan, baryo badan, iyo bukaan badanba waa laysku nacaa
~Both excessive needliness, too much begging and chronic ill-health can create undo resentment in others

Gari Illaheed bay taqaan
~Justice knows its God only (justice is justice and it must be served justly and equally to all men)

Nin rag ah haweentii ka adag, doqonna isgaa ka adag
~A good man may be controlled by his wife, while lesser man dominates his

Barasho horteed ha I nicin
~Get to know me, before you reject me ( don’t hate and stereotype something or someone before you get to know)

Waari mayside war hakaa hadho ~You won’t last so leave a legacy

Waano abuur baa ka horeysay ~Character bests advice (a person cannot change his/her basic character once it has been formed and counseling never change such person’s behavior)

Guri ann hooyo lahayni waa lama degaan
~A home without a mother is like a desert (mother makes home trustworthy, happier and lovable; without her, it’s dark, fearful and very horrible to live in)

Rag waxaa u liita ma toshe, ma tashade iyo ma tashiishe
~The worst man is he who never sews, never consults and never economizes ( There is no social value for he who can’t consult his mind, can’t manage his assets wisely or can’t help himself otherwise)



Been fakatay runi ma gaarto
~The truth can never catch up with a propagated lie (be proactive instead of being reactive)

Fari qorrax ma qariso
~A mere finger can’t obscure the sun ( one can not hide the truth by deception alone

Af jooga loo adeego
~You shouldn’t speak for one who’s present

Nin ann dhul marini dhaayo maleh
~He who has not traveled has no understanding (travel enhances one’s experience and wisdom)

Meel waa laga muuqdaa ama waa laga maqnaadaa
~At your niche, either make your presence known or stay away (be active or better be absent)

Sirow ma hodmo
~A deceiver never prospers ( a cheater never succeeds)

Samataliye sedkii waa janno
~To advice good is true faith

Xoolo rag farana ka tirsan feerana ka sisaaban
~Men’s wealth is countable by hand and remembered by heart

Runi rag kama nixiso
~The truth dones not make men squirm

Qof kuu digey kuma dilin
~ He who warns in advance is not likely to kill you (The man who fore-warns you is like the one who saves your life; someone who gives you a verbal warning beofre starting any hostilities with you cannot be blammed for harming you afterwards. if one admonishes you before he/she does harm to you, is the one who must be listened with care and left alone in peace; otherwise you will share the blame with him/her if anything untoward happens)


Hadal badan haan ma buuxsho
~Too much talk doesn’t not fill vessel (talkativeness with no reasoning is always useless)

Af qoyani hadal ma daayo
~A living mouth does not give up talk

Sir naagood lama sal gaaro ~Women’s deception has no bottom

Dagaal nin aan aqoon baa ku orda
~A men who doesn’t know about war is likely the one who rushes ot it

Dhamman wixii dhalaala dheemman ma aha ~ all that glitters ain’t diamond

These are some of my favorite Somali proverbs and their English translations. Do you know any? or do you have a favorite that is not here? feel free to share by commenting below so I can update them and compile top 100 Somali proverbs

Be Sociable, Share!

    Waraaf iyo shimbiir waar iskumahayana

    Af daboolan waa dahab
    (Speech is silver,silence is gold)

    Waari mayside war hakaa ahro
    (your not everlastingso leave a legancy)

    Wixiii adiga ku dhibaya,walalkaa looma quudho

    Reply

    Somaalidu waxaay casarkii kugu aragtay cishihii kugu caydaa

    Albab furan lama galeee wajii furan ayaa la galaa

    Bentaada hore runtaada dambe bay u daran tahay

    Aqoon la’aan waa iftiin la’an

    Dhamman wixii dhalaala dheemman ma aha

    Xoolo nin leh waa la xurmeeya, xil nin hayana waa la xantaa

    Hadii waraabe hakim laga dhigo,ari xaq maleh

    Rag tag lama dhaho ee waxuu ku taga latusiya

    Damac iyo xishoodna dumar lagama waayo

    Qof aadaan baran qiimahiisa kuma qiyasna

    Naagi nin taqaano nin uma malayso ama uma aragto

    Daar burburtay waa la dhisaa damiir burburey baa adag

    Faqrigu marka uu albaabka ka soo galo jacelkuna daaqada ka baxaa

    Reply

    thank you for your contribution Mulky, will definitely add those!

    Reply

    meel waa laga muuqdaa amba waa laga maqnaada waxa weeyaan GO HARD OR GO YARD i hope that helps

    Reply

    dear bother & sister

    i say thanks you very much. waan jeceel ahay mamahahaa somaliga ee fadlaan ii gu sodeer cewan kayga

    ruun ahantii waxaan heceladay 2 mamaah
    1- dagaal nin an aqoon baaku orda
    2- meel waalag muuqdaa ama waalaga maqnaadaa

    please send me ba my E-mail.sa.redo@live.com

    thanks..

    Reply

    I realy intereste with 2 proverbs dat .
    1.nin geed gali girey ged lomagalo.
    2. Meel waa laga muqda amba walaga maqnadha

    Reply

    1.madax muuqda iyo midi sawir ah midna lagama samro
    2.nin soori kaa qaaday waa nin seefi kaa qaaday
    3.nin kuu digay kuma dilin

    Reply

    Mindi iyo madax muqdaba waalo muhda . Tol la’an wa tog kugusodumay.

    Reply

    Tuug tuug maxado-A thief is not robbed by a thief
    Habar fadhiso lagtin lafududa-Actions are better than words

    Reply

    Aqoon la aan waa iftiin la aan-Lack of knowledge is lack of light
    Dhar aadan laheyn dhaxan kaamaceliso-Somebody else”s clothes does not warm you
    Balan badni been bey leedahay-Who promises a lot,lies a lot

    Reply

    Pingback: BilQis Ismail

    Pingback: Mirrex Cali

    Pingback: Mohamedqani Ahmed

    Pingback: Abbas Tabit

    Pingback: Alinor Abdi

    Pingback: Mulki Asad M. Waes

    Pingback: Alinor Abdi

    Pingback: Hassan Abdillahi

    Pingback: Aar Maanta

    Pingback: Senetor Roble

    Pingback: Mustafa Jmattan

    Pingback: Naadiya Cadeey Lucky Qalbi

    Pingback: Rono Odowa

    Pingback: Mohamed Hassan Suheyb Yare

    Pingback: C-qaadir Bile

    Pingback: Ayanle Yuusuf

    Pingback: Libaaxa Somaliland

    Pingback: Waayaha Taleex

    Pingback: Ibnu Dahir Ibrahim

    Pingback: Saytun Ahmed

    Pingback: Kowthar Ismail

    Pingback: Yuusuf Buraale

    Pingback: Ziona Kayle

    Pingback: Fardawsa Mohamed Mursal

    Pingback: Khadar Adan

    Pingback: Mohamed Adan

    Pingback: عصام الجنوبي

    Pingback: Cabdicasiis Cismaan

    Pingback: Cabdifatax Cabdullahi

    Pingback: Abdi Shakuur

    Pingback: Shakour Ibrahim Abdullah

    Pingback: Amore Asad

    Pingback: Abdullahi Muhammed Muhummed

    Pingback: Abdullahi Muhammed Muhummed

    Pingback: Rizak Barre

    Pingback: Halima Farah

    Pingback: Aar Maanta

    Pingback: Aar Maanta

    Pingback: Fardowso Muhammed

    Pingback: Fardowso Muhammed

    Pingback: Mohamed Amiin Alhaj

    Pingback: Aar Maanta

    Pingback: Manall Abdulahi

    Pingback: Munasar Mohamed

    Pingback: Faisal Magan

    Pingback: Shaakir Maxamed

    Pingback: Ruumi Ahmed

    Pingback: Fay Awad

    Pingback: Qaali Dumar

    Pingback: Qaali Dumar

    Pingback: Qaali Dumar

    Pingback: Qaali Dumar

    Pingback: Qaali Dumar

    Pingback: Hanad Cade

    Pingback: Sahal Abdi Salah

    Pingback: Sahal Abdi Salah

    Pingback: Deeq Americo

    Pingback: Dunia Nor

    Pingback: Osman Mohamud Hassan

    Pingback: Fatma Mohamed

    Pingback: Ibrahim Mohamed

    Pingback: Weerar Yusuf

    Pingback: Sayid Mohamed

    Pingback: Sihaam Hassan

    Pingback: Chîef Mohamed Adde

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>